Abiy Axmed oo Imaaraadka kala hadlay Saami qeybsiga Dekadda Berbera

Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo horaantii isbuucan booqasha ku tagay dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo warramayaa inuu dowladda Imaaraadka uu kala hadlay Arrinta Dekedda Berbera. Abiy Axmed ayaa kulan gaar ah la yeesheey Amiirka awoodda badan ee Imaaraadka Sheekh Maxamed bin-Zayed Al Naxyaan. Wuxuuna Abiy uu Amiirka kala hadlay arrimo ay … Continue reading Abiy Axmed oo Imaaraadka kala hadlay Saami qeybsiga Dekadda Berbera